Added: Jun 17, 2008

From: hiirad

Duration: 25:53

Genocide in Somalia by Ethiopian & Warlod Goverment | Xasuuqii Shacbiga oo ay geysteen ciidamada Ethiopia iyo dagaal oogayaasha Soomaaliya.

Channel: News

Tags: dagaal  ee  ethiopia  iyo  oogeyaasha  soomaalida  soomaaliya  xasuuqii 


Rating: 3.50 (6 ratings)    Views: 24987' favoriteCount='18    Comments: 43

qaranradiye Says:

Sep 5, 2008 - Anoo ka soo jeeda Puntland waxaan cambaaraynayaa xasuuqa naxdinta leh ee loo gaystay walaalahayga somaliyeed ee samirka badan.Somalilaay aan dib u heshiino aan israacno aan midowno aan dowladnimada jeclaano aan qabyaaladda iska dayno ileen waa qurune. waad argtaan shacabka somaliyeed sida loo galay. Dhurwaagu rida cidla taagan ayuu raadsadaa ma ku dhici karo riyo midaysan oo israacsan marka maanta Dhurwaaga Ethiopia wuxuu ka faaidaystay kala qabysanaanteena iyo khilaafkeena aan dhamaadka lahayn

garigacan Says:

Sep 5, 2008 - fuck all daarood and their asshole MAJERTEEN i like how to use their ass and to beat them coze they run when they see me 'MJ' walaahi with out Amxaaro they are nothing losers

generalwow Says:

Sep 5, 2008 - dagaalka itoobiya lagula jiro ma'aha mid shalay si kadis ah ku yimid ee waa dagaal soo jireena oo taariikhda la socda. waxaa kaloo la idin xasuusinayaa in markii jihaadka ka socday Ogaadeenya, soomaali badani hadalka ku soo koobi jirtay "waa dagaal ogaadeen iyo itoobiyaan, ee ma'aha mid soomaali", balse markii muqdisho la qabsaday oo dadkii ku noolaa la gawracay, dumarkiina la kufsaday, ayaa waxaa bilwoday YAA SOOMAALI AHEEY, dadkii idiin soo gurmadey waxaa kow ka ah OGAADEEN ee sidaas ula soco.

ogaal83 Says:

Sep 5, 2008 - Haddii ad tashanwaydid waa laguu talin. Inta Soomaali aysan calqi ka weyn "reer hebel" la imaanin, dhibku wuu socon waa dadka iyo dalku waxay noqon meel balo sidii ay doonto kayeesho. Ummaddaha adduunku waxay ka tashadaan danta guud, taas baa la'isku weeraraa (weerar maskixiyan ah) marka inta Soomaali ay kuwa ugu caqli xun, kuwa dadka ugu liita lugu faylsan yahay oo dadku aysan wanaagooda ka tashanayn, dhibku wuu socon. Wali waxaa jira fikraddii ahayd "waxaa guulaystay kuwa intayar ka dhinteen."

saneeym Says:

Sep 5, 2008 - inaa lillaahi, ismaanan dheheeynin shaqsi video-gaa daawaday inuu weli ''AF-QABYAALAD'' kuhadlikaro lakiin nasiib daro somalia halkaabaa udambeeysay, ee yaan denbi idin karaacin wcs

jugsodhacay Says:

Sep 5, 2008 - waxaa fiican in cajalkan laga shido tuugada xulka qaribka qaranka soomaliyeed ee kusugan BAARLAMAAN kusheega M/BAYDHABO.. kadib aan aragno sida ay isugu qab-qabsadaan wax aan waxba ahayn...markay is-khilaafaana ay ucararan oo ay ukala hormaran aabahood ama sayidkooda ay caabudaab ZENAWI.... waa wax laga naxo tuugadaan waxa ay ku dhaqmayaan..aaway dadkii damiirka lahaa oo waxaan ka dhiidhin lahaa!!!

keysi07 Says:

Sep 5, 2008 - Its funny how Fool called garigacan is bad mouthing all darods , You fucking kid you need to grow up.. I am darod and i am Against Ethiopia.. Darods wadado now cantrol all of jubaland and they are against Ethiopia , so you fucking idiot need to grow balls and stop the calaacal.

JamalAKAlilrider Says:

Sep 5, 2008 - it's time that we unite and face this old enemy called ethiopia....it so pathetic to see a nigga like garagican talkin qabiil shyt that brought about this mess we are in today.....grow up u idiot ....ONE SOMALIA.

mugadishufire Says:

Sep 6, 2008 - DADKII DULMIGOODU BATO DUUL KA XOOG BADANBAA ALLE KU SALIDAA. wixii 1991 ka dambeeyay xamar waxaa soo dagay dad dulmi badan oo xalaashaday wixii Ilaahay xaaraameeyay. Dulmi xun ayaa ka dhacay meesha. hadana xamar kuma ay ekaan ee baydhabo ku duul kismayo ku duul meel kasto ku duul ayay bilaabeen. there is a big probability those cars and houses were biliqo. Hadad fariisan weydo wax kaa xoog badan baa laguugu salidi

XAQIIQ Says:

Sep 6, 2008 - Ethopia isn't the enemy of Somalia, but a friend of Somalis. They took (two M) of somali refugees after the masacer of general aideed and his tripe of Hawiye Clan in 1991. The so called Islamist Courts which is the former warlords are the cause of distruction in somali-capital.

zulaymaan Says:

Sep 6, 2008 - assc wr wb muslimoow ramadaan kariim qofkii dhibaatada muslimka jecel muslim maaha ee gaalo taageera ama gaalo sidaa daraadeed qofawna qabiil aakhiro wax kuutarimaayee cadaabta kajooga oo raac qofkii kitaabka iyo sunada kugu xukumaya hadii kale waxaadtay qof xun oo ama qabyaaladayste ah ama jaahil ama gaal ama aduunyo raac waxaasina waa waxa cadaabta lagu galo

somalijecel10 Says:

Sep 9, 2008 - It is possible that Ethiopia is friend of warlord Yusuf and his clan, but definitely not Somali people. Ethiopia has been arch enemy of Somalia for centuries. Ethiopian troops killed thousands of Somalis and displaced millions. These war crimes will not stay unpunished.Ethiopian commanders and Somali warlords led by warlord Aulahi Yusuf will be brough before criminal court soon.

XAQIIQ Says:

Sep 9, 2008 - Ethopia is a friend of Somalia and Somalis, they didn't harm but help Somalis and Somalia. those who are calling our friend Ethopia the "enemy" are the same people who are doing the Genocide in Somalia. Stop telling LIES!!! The Islamist courts which led by Alqaida officers in Somalia aren't the salution.

xajiga Says:

Oct 4, 2008 - itoobiya xadee yihiin asxaab u kuuri hooyataa nacas qawiiliiste ah ayaa tahay

duR35 Says:

Oct 4, 2008 - walaahi waa cajiib, dadkaan waxay lahaayeen filooyin iyo tubooyin biyo ka socdaan waxay lahaayeen dollar! very funny . hawiye walee aniga adiga ma ahi. war ma shalay ayaa dhalateen aaway wadnkii iyo qarankii dhisnaa meeshii aad mariseen. waxaa la yaabahanay cida aad is leedihiin waa idinka dhegaysanaysaa bullshit-kan..... imisaa dhacdeen oo disheen oo kufsateen, ilaahay baa idin mariyay meeshaan islaam mariseen, ma maantaa muslinteen.

Amooore6 Says:

Oct 5, 2008 - habargidir ka xaab xabiya cali mahdi sulux weye maana feysto weeye daarood buu markab raashina u diray kkkkkkkkkk wa idin haysataa ee iska guura waa iga talo kkkkkkkkkkkkkkkk

kambaala Says:

Oct 5, 2008 - waxaan aad arkeysaan waa xasuuq lagu haayo dad mulimiin ah maaha dad gaala ah marka hadad muslim tahay diir kaama saarna in ay yihiin walaalaha aniguna shaki yar kama qabo tangiga maanta mugdisha joogaa hu barri in uu tagi doono boosaaso saadan banauu tagi doono hargeysa marka umada somalia waxa loola diriraa waa diin maha qabiil maaha wadan marka qabiiliistoow qadka kabax kana saar laabtaada qashinka ku jiro bari cadaab kaama celiso darood aan ahay iyo isaaq baan ahay iyo hebel hebel baan ahay

kambaala Says:

Oct 5, 2008 - lana soco adiga hadaad tahay qabiil mid kalaa jira dhamaan somalia cadowga iska celshabaan dhi lahaa gaalka siib kutubkana saar barri kuma moogaa haayo adiga hadad dagto waqooyi iyo bariba maanta koofur ayeey maree xorenta adiga ayaa lagaa rabaa in aad la garab gashi walahaaga koofur

fooxiso Says:

Oct 17, 2008 - inaalillahu wa inaalillaahi raajicun,ilahay baa umaqan!!!!!!!!!!!!!!!!

Garaadkayga Says:

Nov 16, 2008 - Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun. Maryooleey miyaydaa xasuusan markii SSDF Baxday ee majeerteen madaxa laga guray mase iloowdeen SNM ee iidoor dabaabaadka dam looga dhigay, mase shalay markay USC baxday hawiye daarood tirtira lahaa, iloowsho dhawaa shalayba u mushee. SSDF,SNM,USC,SPM Waxay kuli ka mid ahaayeen aaladaha Eithopia ay ku soo gaadhay xamar, xusuuso kligood waxaa soo hubayn jirtay Eithopia si ay u gaarto inay gurigaaga kuu timaado haadkuna ka dhergo dhimashadaada,DOQONEEYDABKAABA

bakaryare5 Says:

Nov 25, 2008 - Ethiopia! The land of: 1. Starvation. 2. HIV/AIDS. 3. Tuberculosis. 4. Many other types of diseases. 5. No good resources. 6. No coastline. 7. It is ruled by a ugly ape dictator named Meles Zenawi. 8. They increase military spending but don't feed their people. 9. Many ethnic groups in Ethiopia. There should be a country called Oromio, Ogaden belongs to Somalis, etc. 10. They are obsessed with Somalia and can't feed their starving monkey people. 11. AIDSOPIA and AIDS ABABA.

bwanakeino Says:

Nov 26, 2008 - Why hate Ethiopia this much. Did you forget that they have very pretty women? Use condom and you wouldn't be scared much of them, bro.

bakaryare5 Says:

Nov 27, 2008 - kkkkkkkkkkkk that is True

Ogaden45 Says:

Dec 30, 2008 - amxaraa aa naga baaxdo

libdash Says:

Dec 30, 2008 - Tuesday, 30 December 2008 08:15 "On Sunday, a powerful, newly militarized Islamist group declared a holy war against other Islamist factions, and it seems to have the muscle to back up its intentions. Over the weekend, the group, the Ahlu-Sunna Wal-Jama, killed more than 10 fighters from the Shabab, a rival Islamist faction known as one of Somalias toughest." ....Yeah, now Ethiopia is getting out, so who are you going to blame? Congrats..now you can resume killing each other.