Added: Jan 10, 2008

From: Maakhiri

Duration: 9:46

www.maakhir.com

Channel: Comedy

Tags: africa  dawo  djibouti  eritrea  ethiopia  hinaasuhu  kenya  maakhir  majaajilo  makhir.com  maleh  somali  somalia 


Rating: 4.00 (5 ratings)    Views: 28834' favoriteCount='11    Comments: 25

RiskyBizNiss Says:

Jan 31, 2008 - Kuwii Dha Dhera...Khatiyaan..Baan ka taagan ahay..lolz..Aar bac ba Ku xidhan Naftan..kkkkkk Makhiiri..Sxb ...dee Qaybihi Kale Kuso Biiri..meesha..kkkkk

RiskyBizNiss Says:

Feb 6, 2008 - Makhiri..Sxb .. Where R da Otha part dee... Upload Da Rest .. Damn its..Funny Cuz..

naaxiye Says:

Feb 14, 2008 - waar meeshu waa caasimadii fanka hargaysa ayaan filayaa, thnks maakhiri, lakin hadaad hayso qaybaha kale sxb kusoogur..

erigavo2003 Says:

Feb 15, 2008 - jaamac riyo waa itixaan ninkani

BuuhoodleSoljah Says:

Feb 23, 2008 - war meeshan hargeisa maha! somaliland maha ee waa sanaag,somalia! have fun anyz

RonjaogRanja Says:

Feb 25, 2008 - waxas baa hinasee ah

calooley Says:

Feb 27, 2008 - hinaaas ???????

Maakhiri Says:

Mar 2, 2008 - dhamaan akhyaarta salaan wacan; beryahan waan mashquul sanaa oo wakhti waan u waayey. laakiin waan soo galin qaybaha hadhay. insha'allah.

Maakhiri Says:

Mar 2, 2008 - = masayr

burcosno1man Says:

Mar 6, 2008 - i wonder if this same short midget guy is the same guy i saw in hargeisa this summah askin me for some money in the checkpoint....?

abuyahya101 Says:

Mar 13, 2008 - runtii hanaasgu waa cudur cudurada kamid ah intan danbana aad buu ugu batay dadkeena ee ilaahay haka daweeyo

nuura16 Says:

Mar 20, 2008 - bisinka sidasi waa waliye

foreignasset Says:

Mar 21, 2008 - yh thats definetly him, his reer hargiesa

Dhakhso Says:

Apr 7, 2008 - Nice film. Waan daawaday oo xikmad fiican oo hinaasigu wax ka barto ayaa ku jirta.

fayusuf2004 Says:

Jun 16, 2008 - Waar meshani waa Hargiesa

futureismine7 Says:

Jul 13, 2008 - dadkii dhaadheeraa khaati baa laga joogaa loooooooooooooool

king1kong123 Says:

Jul 14, 2008 - hav seen dis ruwaayad in 100 times is soo gud

buraowe999 Says:

Aug 13, 2008 - hahaha be cooool ha hinaasin weligaaa haddii kale qiime dheeraadaa ayaad u sameynaysaa

qooqane65 Says:

Aug 19, 2008 - this is hargeysa production man!! viva abwaan jaamac riyo o ah abwaanka leh heeso badan

qooqane65 Says:

Aug 19, 2008 - ahahahahahahahahahahahahahahha ahahahahahahahahahahahahahahahah walaahi waa qoslay, waar ileyn nin hinaasay waa waaaaali waxa lay sheeegay inuu filimkani jiro qayb hinaase ah oo dumarkaa.

cawoo7 Says:

Aug 19, 2008 - ala bisin kan habeena lama joogeen ilaahow hanatusin. nin ku wa inu hinaasa hadu arko wax aan caadi ahayn laakiin in cidla laga hinaaso waa cudur

psIronman Says:

Sep 13, 2008 - cawo nin ku jecel uun baa hinaasee la soco lol

psIronman Says:

Sep 13, 2008 - nuura waali maahee waa jacayl

baraaway Says:

Oct 11, 2008 - waryaa hee maxaa HiNAASUSU LAYIRAA? ma Maseerkaa ka wadaan? allah umada isku af ma aha.

Nasiiib Says:

Nov 28, 2008 - loooooooooooooool i like this video very funny ..